Titel in Somali: Duunyadu dareen ma leedahay?
Autor: Warsame Axmed Camalle
Format: Softcover, 14 x 20,5 cm
Seiten: 80
Alter:
Sprache: Somali
ISBN: 9783950501964
Erschienen: Warsan Salzburg 2023
Beschreibung in Deutsch:
Menschen kommunizieren über Sprachen. Die Tiere erkennen sich am Geruch. Haben die Menschen nun die Geduld, die Tiere zu verstehen? Spüren die Tiere, wenn jemand freundlich zu ihnen ist? Und wer nimmt die Gefühle der Tiere wahr? Der Autor beschreibt in diesem Buch seine Sicht auf diese Frage und hofft, dass auch die Leser und Leserinnen darüber nachdenken und ihre Meinung äußern. Die Botschaft des Autors lautet: Wir müssen Tiere als Lebewesen wie uns selbst und nicht nur als Ressourcenlieferanten anerkennen.
Beschreibung in Somali:
Sheekooyinka buuggan „Duunyadu dareen ma leedahay?“ waxey salka ku hayaan weydiimahan: Dadku hadalka ayey isku af-gartaan, xooluhuna urta. Haddaba, maxey dadka iyo duunyadu isku gartaan? Dadku ma leeyihiin naxariis iyo dulqaad ay dareenka xoolaha ku gartaan,kuna hantaan? Xooluhuse ma leeyihin, dareen ay dadka qaar ku ogolaadaan, qaarna ay ku diidaan? Waa hubaal in qofba sida asaga la toosan, uu weydiimahan uga warcelinayo. Qoruhuna sidii la qumanayd, buu ra’yigiisa u soo bandhigay. Wuxuu rajeynayaa, in aqristuhuna uu arinta aragtidiisa ka dhiibto. Dulucda sheekooyinku waa: inaan xoolaha dheefta keliya laga gurane, xaqoodana la dhowro, ixtiraam iyo wanaagna loola dhaqmo, laguna dhaqdo.